Waxaa iib ah Nus Boos banaan oo kuyaala xaafada Foorilow ee Degmada #Dharkeynlay. Waa Dhul Deegan ah lehna #Documents saxan oo xukuumadii kacaanka ah iyo Sabarloog + Receipt saxan. Cabirka waa 10x20M. Qiimaha waa $32,500 israac ah.