Waxaa la hayaa Guri Deegaan iib ah oo kuyaala Xaafada Suuqa_Bacaad Degmada Yaqshiid. Waxaa ka dhisan Gurigan 8_Qol , 3_Musqul iyo Kushiin. Wuxuu leeyahay Documents saxan. Cabirkiisa waa 10x20m. Qiimaha waa $95,000 israac ah.