Waxaa iib ah Guri Deegaan ah oo kuyaala agagaarka Masjidka Hidaaya ee Xaafada Waxar_Cade Degmada Heliwaa. Waxaa ka dhisan Gurigan 5_Qol , 3_Musqul iyo Kushiin . Waa Guri leh Documents saxan oo Dowladii Kacaanka. Cabirka Guriga waa 15x20m. Qiimahiisa waa $45,000 israac ah.