Waxaa la hayaa Guri Deegaan iib ah oo kuyaala Agagaarka Masjidka_Xaaji Mahamed Degmada #Wadajir. Waxaa ka dhisan Gurigan 7_Qol , 2_Musqul stor iyo Kushiin. Wuxuu leeyahay Documents saxan. Cabirkiisa waa 10x20m. Qiimaha waa $130,000 israac ah.