Waxaa la hayaa Boos iib ah kuna yaalo Xaafada Daru_salaam dhanka Degmada yaqshiid, waa Dhul #Deegan ah Lamigana ujira Nus_KM. Waa Dhul leh Documents saxan & Sabarloog + Receipt. Cabirka Booska waa 15x20M. Qiimaha waa $9,000 israac ah.