Apartment Kiro Ah – Isgoyska Taleex Mogadishu

$800
SKU: 002
Property type: Apartments/Flat
Rooms
42
Bedrooms
4
Bathrooms
2
Garages
1

The space

  • Year Built: 2020

Amenities

  • Garage / Parking
  • Lift
  • Views to ocean

Description

Waa Dhismo cusub oo Xaafiisyo  iyo  Deegaan  isugu jira, si casri ahna loo dhisay, kuna yaalaa agagaarka Isgoyska  Taleex KM4, Dhanka  Degmada_Hodan, Wuxuu ka kooban yahay Dhismaha labo Flat :
Flat_A: 4 Qol, 2 Musqul & Kushiin = $1,000
Flat_B: 3 Qol, 2 Musqul & Kushiin = $800
Wuxuu leeyahay gurigan adeegyo dheeri ah. Sida;  Wiish 24 saac ah,  Waardiye iyo  Nadaafad joogto ah. Hadaba, kaa faa’ideyso inta aan lagaa buuxinin.

Contact the owner

admin