Waa Dhismo Apartment cusub oo Deegaan ah kuna yaala agagaarka Laanta #Ahmed_Gurey ee Degmada_Hodan. Waa Apartments ka kooban 4_Qol + Fadhi. 3_Muqsul iyo Kushiin. Qiimaha kirada bishii waa $800.