Waxaa la hayaa 8 Boos iib ah oo kuyaala agagaarka xaafada cusub ee Safari_Village Deegaanka Garas_baaley. Waa dhul laamiga ujira 1.3KM. Lehna Documents saxan uu la socdo Receipt iyo Sabar_loogo. Cabirka Booskii waa 15x20M. Qiimaha Booskii waa $23,000 israac ah.