Waxaa la hayaa 2 Boos iib ah oo isku xarin kuna yaalo Xaafada Daru_salaam dhabarka danbe ee dheyman Degmada Yaaqshiid. Waa Dhul Deegan ah, lehna Documents saxan & #Sabarloog + Receipt dhamaystiran. Cabirka Booskii waa 15x20M. Qiimaha Booskii waa $25,000 israac ah.