Waa 2 Boos oo la kala gadayo, kuna yaala Agagaarka Carafaad ee Deegaanka Garasbaaley. Waa dhul Deegan ah Laamiga ujira 1.5KM lehna Documents saxan oo Xukumadii Kacaanka ah, iyo Sabarloog + Receipt. dhamiistiran Cabirka Booskii waa 20×20. Qiimaha Booskii waa $24,000 Israac ah.