2 BOOS IIB AH Deegaanka_Garasbaley Mogadishu

$24,000
Land for Sale

Description

Waa 2 Boos oo la kala gadayo, kuna yaala Agagaarka ¬†Carafaad ūüŹ° ee Deegaanka ¬†Garasbaaley. Waa dhul ¬†Deegan ah Laamiga ujira 1.5KM lehna ¬†Documents¬† ¬†saxan oo Xukumadii ¬†Kacaanka ah, iyo ¬†Sabarloog + ¬†Receipt. dhamiistiran ¬†Cabirka Booskii waa ūüďź20×20. ¬†Qiimaha Booskii waa ūüíĶ $24,000 ¬†Israac ah.

Contact the owner

admin