Waa 10 Boos oo la kala gadayo kuna yaala Xaafada Carafaad ee Deegaanka Garasbaaley. Waa Dhul Degaan ah laamiga ujira 1.5km leh Documents saxan & Sabarloog + Receipt dhamaystiran. Cabirka Booskii waa 15×20. Qiimaha Booskii waa $13,000 israac ah.