Nagu saabsan

Shirkada Guryaha ee Kirosom waa shirkad casri ah oo ka shaqeysa Dhismaha Guryaha iyo Suuqgeynta Hantida Maguurtada ah. Hadafka ugu weyn ee shirkada Kirosom waa inay ka haqabtirto shacabka Soomaaliyeed baahida ay u qabaan helida xogta iyo adeegyada la xariira Guryaha iyo Hantida Maguurtada ah iyadoo isticmaalaysa hab casri ah iyo Technology sare.

Adeegyada ugu waaweyn ee shirkadu qabato waxaa kamid ah:

  • Suuqgeynta Hantida – Kiro & iib
  • Dhismaha Guryaha Casriga ah
  • Qiimeynta Hantida iyo Maalgashiyada
  • Maamulka iyo Maareynta Hantida
  • Hubing Documents & Talo bixin sharci
Kirosom waa shirkada aad mar walba ka heli karto xog & talo bixin joogta ah oo ku saabsan adeegeeda shaqo. waxaana ka howlgala shaqaalo xirfadooda ay sareyso loona carbiyey howsha ay qabanayaan.
Hadaba, la soo xariir shirkada Kirosom hadii aad u baahan tahay in laguu kireeyo, iibiyo ama dhiso Guri Naqshad Qurxoon.
Kala soo xariir shirkada Kirosom.
Tel. +252 612 922 240 | Email: Info@kirosom.com | www.kirosom.com