Xal aad awoodi karto si aad Hoy uyeelato
Sidee baan kuu caawini karnaa?
Shirkada Kirosom waxay kuu suurta gelinaysaa inaad si maalgashi ah ku iibsato dhulal raqiis ah oo kuyaala gudaha iyo daafaha magaalada Muqdisho. Lacagtana aad isaga bixiso qaab yaryaren ah. Dhamaan Dhulalka aan iibino waa kuwo leh sharciyad saxan, Documents dhameystiran iyo damaanad buuxda oo aad ku kalsoonaan karto.
DHUL DEEGAAN AH
dhaqaalaha & Maalgashiga


As Mogadishu property prices rise, customers feel the pinch
December 14, 2021

CBS Brings Order to Mobile Money Sector
December 14, 2021
mahadcelinta Macaamiisha
Kirosom waxaad ka helaysaa Dhulal raqiis ah oo Deegaan iyo Maalgashiba ah lehna Documents saxan iyo damaanad buuxda. Qof walba oo danaynayaa adeegaas waan kula talinayaa inay Kirosom kala soo xariiraan howshaas.
Mahadsanid Kirosom
Mr Osman Farah
Kirosom way ku mahadsan tahay inay dabooshay baahida shacabka u qabaan inay helaan adeeg hufan oo ay danyarta ka faa’idi karaan, lacagtana loo bixinayo qaab yar-yareyn ah.
Eng Mohamed Anas
Ma dooneysaa Dhul iib ah?
Nagala soo xariir WhatsApp ka ama soo wac